Ciidamada dowlada oo Awood u adeegsaday dad Muqdisho ka dhigayay banaan bax (Sawirro)

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa saakay awood u adeegsaday dad isugu soo baxay fagaaraha daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, kuwaa oo dhigayay banaan bax looga soo horjeeday dowlada federaalka. Dadka banaan baxa dhigayay oon tiro ahaan sidaa u badneyn ayaa watay makarafoono iyo boorar , waxa ayna dadkan ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah dowlada federaalka … Continue reading Ciidamada dowlada oo Awood u adeegsaday dad Muqdisho ka dhigayay banaan bax (Sawirro)